Thursday 13 February 2014

RA'IISUL WASAARAHA ITOOBIYA: "Al-shabaab meel walba waan kula Dagaalamaynaa"

Khamiis, Febaraayo 13, 2014 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Itoobiya ayaa ka hadlay ciidamada Itoobiya ee ku biiray AMISOM markii ugu horreysay, isagoo sheegay in sababtu ay tahay sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen dagaalka Al-shabaab looga saarayo deegaannada ay kaga sugan yihiin Soomaaliya.
Warkii oo dhan